Зелёный проспект
В связи с развитием международного направления мы ищем Sales Representative со знанием Сомали/Суахили/Крио языков, для работы с зарубежными партнёрами и развития продаж на иностранных рынках.
Чем предстоит заниматься:
- Искать и привлекать новых зарубежных партнёров;
- Вести переговоры и выстраивать долгосрочные отношения;
- Полностью сопровождать сделки — от первого контакта до закрытия;
- Взаимодействовать с маркетингом.
Мы ждём от тебя:
-
Сомали/Суахили/Крио языки — родной или уровень C1;
-
Русский B1 или Английский от B1;
-
Опыт в продажах или сильную мотивацию развиваться в Sales;
-
Умение выявлять потребности клиентов и закрывать сделки;
-
Навыки переговоров и работы с возражениями;
-
Аналитическое мышление и гибкость.
Будет плюсом:
-
Навыки работы с Microsoft Office, Google services, социальными сетями и мессенджерами;
-
Уверенное пользование ПК.
Что компания может предложить вам:
- Работу с иностранными рынками и реальную международную практику;
- Прозрачную систему мотивации и возможность влиять на доход;
- Карьерный рост внутри компании;
- График 5/2 с гибким началом рабочего дня (с 8.00 до 12.00)
- Комфортный офис рядом с метро Перово;
- Оплачиваемые отпуска и больничные;
- Корпоративное питание;
- 4 дополнительных дня отпуска в год;
- Бенефиты от компании после испытательного срока;
- Компенсация на профессиональное обучение сотрудников;
- Молодую и открытую команду, поддержку и наставничество на старте, а также свободу в принятии решений и реализации собственных идей.
Аbabo la xidhiidhka xidhiidh ka caalamiga ah iyo balaadhinta shirkada waxaan raadineynaa Wakiilka suuq gaynta (Sales Representative) kaasi oo ku hadla luqadaha Soomaali / Swahili / Cryo, si uu ula shaqeeyo howl fuliyayaal shisheeye isla markaana u horumariyo iibka suuqyada caalamiga ah.
Waxa laga rabo:
-
Raadinta iyo soo jiidashada adeeg fuliyayaal cusub oo caalami ah;
-
Wadahadal iyo dhisidda xiriirro muddo dheer ah;
-
Taageeridda dhammaan marxaladaha heshiiska — laga bilaabo xiriirka ugu horreeya ilaa xiritaanka heshiiska;
-
La shaqeynta waaxda suuq-geynta (marketing).
Waxa aan kaa fileyno:
- Luqadaha Soomaali / Swahili / Cryo —inay kuu tahay afka hooyo ama ugu yaraan C1 ( heer sare);
- Ruush heer B1 ama Ingiriis ugu yaraan B1;
- Khibrad iib ama rabitaan xooggan oo lagu horumarinayo xirfadda iibka;
- Awoodda fahamka baahida macaamiisha iyo xiritaanka heshiisyada;
- Xirfadaha wadaxaajoodka iyo maaraynta diidmada macaamiisha;
- Fikir falanqeyn leh iyo dabacsanaan shaqo.
Waxyaabaha dheeraadka ah ee faa’iidada leh:
- Inaad xirfad u lahaato Microsoft Office, adeegyada Google, baraha bulshada iyo messenger-yada;
- Aqoonta isticmaalka amniga leh ee kombiyuutarka.
Waxa shirkaddu ku siin karto:
- Fursad aad kula shaqeyso suuqyo caalami ah iyo waayo-aragnimo dhab ah oo international ah;
- Nidaam gunno oo cad iyo awood aad ku kordhin karto dakhligaaga;
- Fursado koboc shaqo gudaha shirkadda;
- Jadwal shaqo 5/2 ah oo leh waqti bilow dabacsan (8:00 subaxnimo ilaa 12:00 duhurnimo);
- Xafiis raaxo leh oo u dhow xarunta metro-ga Perovo;
- Fasaxyo iyo maalmo xanuun oo lacag leh;
- Cunto shirkadeed;
- 4 maalmood oo fasax dheeraad ah sanadkii;
- Faa’iidooyin dheeraad ah kadib muddada tijaabada;
- Magdhow tababarrada xirfadeed ee shaqaalaha;
- Koox dhalinyaro ah oo u furfuran, taageero iyo hagid bilowga shaqada, iyo xorriyad aad ku hirgelin karto fikradahaaga.